NAGU SAABSAN

KU SAABSAN XIRFADDEENNA, "ALBATROS GGMBH"

Ujeeddada ururku waa Isku-dhafanka jiilalka kala duwan iyo bartilmaameedka kooxaha kor u qaadista bulshada iyo adeegyada caafimaadka bilaashka ah, adeegyada bulshada iyo samafalka, dhalinyarada, naafada, hoylaawayaasha iyo waayeelka iyo sidoo kale tababar xirfadeed iyo waxbarasho, gaar ahaan

horumarinta xaaladda daryeelka dadka balwada qabatima, maskaxda ka naafada ah, dadka naafada ah iyo dadka halista ugu jira naafonimada (tusaale ahaan samaynta xarumo xiriir iyo la-talin, xarumo xannaano maalmeed, dhaqan celin, iyo mashaariic u qalmid, nolol caawimaad leh iyo guryo wadaag ah iyo xarun dhimireedka loo yaqaanno geronto-Psychiatric), iyo sidoo kale aqoon isweydaarsiyo loogu talagalay dadka naafada ah

Macluumaadka iyo caawimaadda dhibaatooyinka nafsaaniga ah (tusaale ahaan iyadoo la sameeyo xarumo la-talin oo loogu talagalay dadka ku jira dhibaatada nolosha, la-talinta deymaha, iyo guurka, iyo la-talinta qoyska)

Caawinta haweenka iyo gabdhaha (tusaale ahaan iyada oo la aasaasayo xarumo talobixin haweenka ah, xarumaha la talinta khilaafaadka wallaca, guryaha dadku la dajiyo, iyo mashaariicda u qiimeynta aqooneed).

Is-caawinta iyo howlaha dariseynta (tusaale ahaan sameynta goobo lagu kulmo xaafadaha iyo xarumo is-caawin nafsi ah, qabashada xafladaha degmada, daabacaadda wargeysyada degmada, taageerida howlaha is-caawinta)

Horumarinta xaaladda nololeed ee dadka waayeelka ah (tusaale ahaan iyadoo la samaynayo xarumo isku-xir oo loogu talagalay dhaqancelinta bukaan-socodka ee dadka da'da ah iyo adeegyada daryeelka, duubista iyo isku-xidhka adeegyada jira, ka caawinta dadka waayeelka ah inay galaangal u yeeshaan keydka xogaha iyo warbaahinta IT-ga)

Qiimeynta aqooneed ee shaqo-doonka iyo dadka shaqo la'aanta ah (tusaale ahaan iyadoo loo marayo tallaabooyin waafaqsan SGB II iyo III, qaabeynta iyo hirgelinta tallaabooyinka qiimeynta aqooneed)

Dhallinyarada bukaan-socodka ah iyo bukaan-jiifka iyo caawinaadda waxbarashada, sida iyadoo lala socdo xiriirka carruurta iyo ehelka, caawinaadda waxbarashada bukaan-socodka, tarabiyada carruurta iyo dhallinyarada, fidinta tarbiyada qoyska, dejinta iyo maamulidda guryaha, ku noolaanshaha caawimaadda, xannaano-maalmeedka carruurta, xannaanooyinka carruurta, xannaanooyinka dugsiga, xarumaha qoysaska, iyo guryaha jiilalka badan

HIRGALINTA FARSAMADA

Hirgalinta farsamo ee la-tainteenna caawinaadda video ee Online-ka ah waxaan u adeegsannaa farsamo ay sameysay Pegasus GmbH Isku-tagga Bushlada iyo hal-abuurka caafimaadka.

Bah-wadaagteenna wuxuu farsamadan hir-galiyay iyadoo loo marayo teknoolajiyada open-source-ka, sidaas darteed buu noo siinayaa hannaan ammaan ah oo xasilloon.