Ku soo dhowow Albatros

Albatros Direkt waa halka aad si fudud uga heleyso la-talin afka hooyo ah oo lacag la'aan ah. Waxaan adiga iyo qoyskaagaba kaa caawineynaa xaalad kasta. Fadlan nala soo xiriir. Waxaan rajeyneynaa inaad wada-hadal nala yeelan doonto.

MASHAARIICDA SHABAKADDA ALBATROS WAXAA TAAGEERA:

LA-TALIN LOO SAMEYNAYO QAXOOTIGA

Ma jeclaan lahayd inaad hesho taageero la-talin oo af-kaaga hooyo ah oo luqadaha Carabi, Farisi, Tigree, Soomaali, Ruush iyo Armenian ah? Halkan dhag sii. Waxaan ku faraxsannahay inaan diyaar kuu ahaanno.

Weiterlesen

Kontakt- und Beratungsstellen

Wir beraten bei akuten Krisen, psychischen Erkrankungen und unterstützen in schwierigen Lebens- und Konfliktsituationen. Wir helfen beim Umgang mit Behörden oder vermitteln zielgerichtet an passende Hilfsangebote weiter.

Weiterlesen